KOOBKA ADUUNKA EE FIFA 2022



 koobka adduunka lagu qabtay dalkaa qadar waxa kasoo qayb galay 32 dal oo ka mida wadamada caalamka , koobka adduunka ayaa ah markii ugu horaysay ee lagu qabto wadan muslim ah boqolkiiba boqol waxaana uu dhaliayay hadal hayn aad iyo aad u farabadan .

dalka qadar ayaa ah dal aad u yar oo kooban laakiinah dal wax badan tabcaday oo isku finaansho gaadhay dhan dhaqaale ahaan iyo horu mar bulsho ahaanba.

koobka adduunka ayaa sanadkan 2022 ahaa mid xiisa gaara wata ka dib markki ay isugu yimaadeen xulal wada diyaarsan u wada halgamayas koobka inay ka dejiyaan wadankooda.

is herdan badan ka dib waxaa final isagu yimi Xukla vwadanka Argentine iyo wadanka france ee qaarada yurub, waxaana dhex martay ciyaar adag oo lays mari waayay , ugu horayntiiba waxaa gooklal la timi xulka wadanka argentine iyada natiijo laba gool iyo eber ah ku hogaaminaysay ciyaarta ilaa iyo half time kii.

xulka wadankaasi france ayaa saxeexday labadii sii gool iyada oo uu ciyaar yahanka Mbabe u dhaliyay labadaasi gool mudo kooban oo ah laba daqiiqo gudahood kuna soo celiyay ciyaarta natiijo bar baro ah.

ugu danbaytii waxaa ciyaartu kusoo idlaatay natiijo bar baro ah waxaana lagu akala calaf qaaday rikoodhayaal iyada afka ciida loo daray xulka wadankaasi france .

sidoo kale koobka nayaa ahaa mid xiiso gaara  xambaarsan kadib markii ay  sami final soo gaadhey xulka wadanka carbeed ee marooco ee dhaca waqooyiga afrika  xulka qaranka maroco ayaa wacdaro ka dhigay dhamaaan caalmka iyo koobkii aduunka ee qadar waxaan uu ka badiyey xulkii awooda iyo sadaashaba haystey ee portuqal waxaana uu banaanka uga saaray ciyaarta garoonka  laacibkii loo saadaalinaayey inuu ku guuleysan doono koobka  aduunka ee cristiano ronaldo kaasi oo hogaamnaayey xulka awooda badan ee purtuqal  

ugu danbayntii xulka qaranka artenia ayaa noqday xulka qaranka ku guuleysta koobka adunka  ee fifa 2022 ee ka dhacay wadnka qadar waxana koobka gurigiisa u gelbiye lionel messi oo ah laacib hogaamiye u ah xulka qaranka argentinia 

Post a Comment

0 Comments