SADAASHA CUSUB EE TECHNO-LAGYADA 10KA SANO EE SOO SOCDA

 dhamaanteen waxa aan wada ogahanahhay in caalamku yahay mid maaalinba maalinta ka danbaysa  ay imaanayso nooc cusub oo technolayad ah waqtiyadii hore waxaa jire in warqad laysu qori jirey waxaana la saadaaliyaa in maalinb maalinta ka danbaysa ay ay soo bixi doonta  kaana saari doonta meesha tii hore  ee la isticmaali jirey tusaale ahaan waxaan badankeenu  ugaaraadsanay iyadoo aan moobiladu jirin dadka badan kooduna ay ku hadli jireen wax loo yaqaan taaar oo magaalooyinka uun ooli jirey waxaana bedelay telephonada gacanta ooo maalinba maalinta ka danbaysa qaab casriyeysan usoo baxaya waxaana ugu horeeyey mobilada yaryarka ah anba lo yaqaano danka hadasha kuwaas oo gacnta laga wici jirey  kuwaasna waxaa bedelay mobilada waaweyn ee smarti phoneka ah  kuwaas oo leh adeeg loo yaqaan( social service ) waxaan si dhakhsiyo ah ku helaysaa  fariin walba oo aad ubaahnatahy wax ka yar sekimo 

sidoo kle waxaan soo gaadhnay radio anba record la dhagaysto  kaasna waxa bedelay  tvyada iyo dhalooyinka cvasriga ah


hadaba madaamaa ay sidaas isu bedelayan xaalada technolajiyadu waxaa la saadaaliyaa in 10ka sano ee ay soo bixi dooonaan technolagydao casri ah waxaana ka mida


1 baabuurta aan  darawalka lahayn

waxaa la saadaalinaaya in sanadaha soo socda ay soo shaac bixi doonaan baabuurta aan wadaha lahayn waxaana laga bixi doona shaqooyinka baabuurta wadayaasha leh waxaan loo guuuri doonaa baaburta bilaa wadaha  ah waxaan la saadaaliyaa in la isku halaynkaro 100% iyagoo meesha ay bixi donaan baaburta kirada ah ee lacagta lagu raaco

2 in dhirta laga dhalin doono internet

saynisyanadu waxay saadaaliyaan in sanadaha soo socda ay dhirtu noqon doonto isha ugubweyn ee laga helo internetka waxaana laga dhalin donaa internet la isku halayn karo (plant internet)

waxaana saynis yahanadu sheegeen in  aanay ubaahnayn koronto iyo laydh keliya lagagga faanideysan karo  

3 adeegsiga artifial intelegence (AI)

adeegsiga artifaial intelegence ayaa hadeerba aduunka ka ah mid la isticmaalo laakiin aan lahayn saamayn balaadhan  balse waxaa la sheeegayaa sanadaha soo socda inay noqon doonto mida ugu caansan ee laqaban doono anba la adeegsan doono  taasi oo qaban doonta shaqooyinka bani aadanku qabtaan sida   shaqooyinka xafiisyada iyo shaqooyinka  iyo goobaha wax barashada waaxan aalaad gacan ku samaysa  o aan daalayn



Post a Comment

0 Comments