FAA IIDOOYINKA LAGA HELO QORFAHA

xawaajiga ayaaa ka mida mid  dhirta carafta badan ee aynu ku darsano cuntada waxa uuna leeyahay faa idooyin badan oo aan lasoo koobi karin oo caa fimaad  waxaaan halkan kugula wadaagayaaa 4 faaiido oo uu leeyahay qorfuhu 

1 waxa  uu hoos udhigaa sonkorta (macaanta)

cilmi baadhis lagu sameeyey xawaajiga amaba qorfaha ayaa lagu barbar dhigay dawooyinka lagu daaweeyo macaanta waxaaana la ogaadey in ay wax badan ka tari karto macaanta marka  uu cusubyahay. waxaana lagu daweeya  caabuqa cabeebka ee ku dhaca ciyaalka waxaana laga miiraa saliid udaawo ah caabuqaas ku dhaca caruurta ee  cabeebka uuna keeno  firuska fungas loo yaqaaano waxaana uu la dagaalama unugyada keena caabuqaads waxaa kle oo uu daawo uyahay infectionka ku dhaca ku dhaca dumarka

2  waxaa lagu daweeyaa  xanuunada ku dhaca mindhicirada

cilmi baadhiso badan oo lagu sameeyey qaarada maraykanka iyo wadanka japan  ayaa lagu ogaadey in saliida qorfuhu daawo katahay xanuunada ku dhaca mindhicada  waxaana aya sheegeen inuu dejiyo mindhicada waxaan uu ka hortagaa caaabuqa iyo infectionka ku dhaca mindhiradac sidoo kle waxa uu ka hortaga caabuqa iyon kansarka ku dhaca mindhirada waxaaana daawo ah saliida qorfaha laga miiro  taasi oo laga miiro qorfaha ayna ku jiraan  madoooyin badan oo faa iido iy daawo u ah mindhiracada waxaana ka mida maadada euginol oo ah maado la dagaalanta unugyada keena kansarka   

3 waxa uu joojiyaa lafa xanuunka

waxaa oo la dagaalamaa xanuunka romadiisanka waxaana lagu tilmaamaa mid hodon ku ah madooyinka joojiya lafa xanuunka weliba kala goysyada waxaana  lagu daliigaa saliida qorfaha taasi oo awood uleh inay ka gudubto maqaarka  sare ee jidhka bani aadamka waxan u dhaadhacda qaybaha hoose ee lafaha bani  aadamka iyadoo la dagaalanta lafa xanuunka  waxa kale oo ay awood uleeadahy in baabi'iso daalka iyo caajiska saliida qorfaha sidoo kale waxaa ay kor uqadaa awooda lafaha iyo koritaankoooda


4  qorfuhu waa jeermis dile

qorfaha ayaa ku caana kuna dabiica ah in ilaahy siiyey awood jeemis dilis ah kaas oo uu kala midyahay dhirta kale ee sanjibiisha iyo dhega yaraha  cilmi baadhis lagu sameeyey heerka jermis dilista ee  qorfaha ayaa lagu ogaadey inuu dili karo bacteriyada kala ah e-coli iyo kuwa kale oo badan  waxaa kale oo saliida qorfaha saliidiisa looga dilaa  alaabta ay caruurtu isticmaalaan  si aanay uga qadin bacteriyada noocyadeeda kala duwan.



 

Post a Comment

0 Comments