MADAXWAYNAHA MARAYKANKA OO KULAN LA QAATAY \\ madaxda Qaarada Africa\\


waxaa dalkaasi maeraykanka ka bilawday bishan aynu ku gudojirno shirkii qaarada Africa iyo maraykanka ,madaxwaynaha maraykanka ayaa kulan muhiima la qaatay dhammaan madaxda qaarada africa kuwaasi oo kuwada sugan dalkaasi maraykanka .
madaxwayne Joebiden waxa uu kala hadlay madaxda qaarada sidii loo wanaajin lahaa xidhiidhka ka dhexeeya dalka maraykanka iyo qaarada Africa .
sidoo kale madaxda qaarada africa ayaa dedaal ugu jira si ay kaalmo kala duwan uga helaan dalkaasi maraykanka waxa ayna kala xodxodanayaan sidii ay ugu dhowaan lahaayen oo saaxiib dhow uga dhigan lahaayeen dhigaooda marayka .
Madaxwaynaha soomaaliaya xasan shiikh xasan ,maxamuud  ayaa kamida madaxda la kulantay madaxwayha marayka jeo biden ,waxaana uu kala hadlay arrimo badan sida la dagaalanka argagixisda alshababab, iyo kor u qaadida amniga guud ee dalka .

Post a Comment

0 Comments