MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA AYAA KULAMO LAQAATAY MADAXWEYNAYAASHA WADAMADA AFRIKA IYO MARAYKANKA EE KU SUGAN MARAYKANKA

 madaxweynaha soomaaaliya xasan sheekh maxamuud  ayaa la kulmay dhigiisa maraykanka jo biden halkaas oo uu ku sugnaa wadanka amaraykan oo ay ka dhacaayaan shirka wadamada qaarada africa  madaxweynaha soomaliya ayaa la  waxaana uu  xasan sheekh sheegay guulaha ay ka gaadheen kooxaha khawaariijta  ee alshabaab dhinaca kale  madaxweynaha wadanka maraykanka ayaa bogaadiyey hawl galka taariikhiga ee ay ka galeen dagaalka iyagoo kaashanaaaya ciidamada dawlada iyo kuwa amizon .


dhinaca kale madaxweyne xasan sheeekh ayaa tageero weydiistey maraykanka iyo washintong

sidoo kale waxa uu ka kulmay madaxweynayaasha  kenya iyo uganda oo kala hadlay arimaha xasilonida iyo ladaaalanka argagixisada alshabaab   madaxweyne xasan sheekih ayaa tan iyo markii uu xilka qabtay dagaal culus kula jirey ururka khawaariijta ah ee alshabaab  waxuuna  safaro dhawra ugalay wadamo badan oo ay kamid yihiin tansania,kenya,ereteraia,masar,jabuuti,maraynka.  sucuudiga iyo wadamo kle si uu ugala shaqeeyo amniga iyo xasiloonida 


madaxweyha somaliya xasan sheekh maxamuud ayaa balan qaaday in dawladiisu ay ka go antahay la dagaalanka argagisada alshabaab iyo dabargoynta  khawaariijta dawlada somaliya ayaa dagaal xoogan kula jirta ciidamada alshabaab meelo badan oo kamida koonfurta soomaliya waxayna udhawdahay in laga guuleysan doono kooxaha khawaariijta ee ka dagaalama somalia


 

Post a Comment

0 Comments