SAACAD BADBAADISEY GABDH LA RABAY IN LA DILO

waxaan u arkaa inaad la yaabtay cinkwaanka sare ,haa waa xaqiiq oo waad la yaabtay .
tani waa dhacdo cajiiba amaba la yaable waa saacad badbaadisay gabadh la rabay in nafta laga jaro amaba nolosha lagu aaso.
waxaa todobaadkii hore lagu daabacay boga wararka ee Daily mail arrin cajiiba oo ku saabsan nin rabay in uu dilo haweenay uu qabay isaga oo ka xidhay lugaha iyo gacmaha ka dibna rabay inuu nolosha ku aaso.
hadaba haweenaydii xidh xidhnayd ee geerida loo diyaariyay ayaa samay say arrin latyaableh ka dib markii ay adeegsatay saacada apple sears aid oo ay ka wacday ciidanka police ka ee dalkaasi halkaasna uu kusoo gaadhay ciidanka police ku kuna badbaadiyay nolosheeda.
technolagyda ayaa beryahan danbe noqotay mid saameyn weyn kuleh nolosha aadanaha waxaan ay fududeysey dhamaan hawla iyo shaqooyinka malin laha ah  
technolagyda ayaa saaamayn leh dhinac walba oo  nolosha ah  sidoo kale waxaa la saadaaliyaaa dhawaan inay soo bixi donaan waxyaabo ugub ku ah calamaka aynu hada joogno waxaana ugu horeeya 
baabuurta bilaa bilaa wadaha amna dareewalka ah  layaab! hadii aad hore u arki jirtay diyaarado dagaal oo bilaa wade ah anba duuliye ah hada waxaa la saadaalinayaa inay soo bixi doonaan baabuur bilaaa wade ah waxaan ugu horeysa ee soo saraysa shirkadaha hore ee kuyaala wadanka chinaha  sidoo kale waxaa hormuudk ka ah shirkada tesla ee ay uuleeyahay ninka ugu taajirsan caalamka ee elon musk shirkada tesla ayaa soo saarta baabuurta ku shaqaysa koronta ee leh xawaaraha sare 
dhinaca kale waxaa la saadaaliyaa in ay dhawaan dabar go i  donaan shaqooyin badan oo ay qabtaaan dadka marka la hore mariyo aaladaha garaadka leh ee loo yaqaano artifial intelegence (AI) kuwaas oo awood buuxda uleh inay qabtaan shaqooyinka maanta ay bani aadamku qabtaan  waxaana kamida shaqooyinka ay sida joogtada ah u qabtaan dadku sida  shaqada xamaaliga  ,kabalyeriga iyo wixii lamida  wadama ku horumaray technolagyda ayaa maalin malinta ka danbaysa soo saarta qaybo iyo noocyo casri ah 

sadaasha ayaa intaa ku daraysa in dhawaan loo guuri ama loo geediyi doono qaab degital ah lagana guuri doono qaabkan hada loo ganacsado lagana tagi doono  shaqooyinka hard work ah loona wareegi dono anba laga shaqayn doono online   technologayda waa mid marba marka kasii danbaysa ku xoogaysanaysa caalamka iyo  waxqabadka aaadanaha



Post a Comment

0 Comments