MA OGTAHAY TUFAAXU INUU YAHAY...

 tufaaxa ayaa kamida  khudaarta cagaaran waxa uuna  ka baxa  qaarka mida wadamada cimiladoodu saraysio sida wadamada bariga  dhexe ee cumaan iyokuwa kale tufaaxa ayaaa waqtigii uhoreysey laga helay badhtamaha qaarad aasiya tufaaxa ayaa luuqada sayniska loogu yedho malus domestica 

FAA'IIDOOYINKA  LAGA HELO MIDHAHA TUFAAXA

Tufaaxu waxa uu leeyahy faaiidooyin fara badan kuwaas oo algu ogaaday cilmi baadhisyo kala duwan

1: tufaaxu waxa uu qani maadada loo yaqaan vitamin c waxa aad ka helaysaa maadaadaa hadii aad u isticmaasho si joogto ah adiga kaga maarmaya daawooyinka dad samayga ah ama waxa loo yaqaan (labrotory medicine)

2: tufaaxa waxa kale poo faa'iidooyinkiisa ka mid ah inuu hoos u dhigo culayska jidhka amase cayilnaanta qofka , hadii aad si maalinle ah u adeegsato tufaaaxa waxa si dhakhso ah u tirtirmaya cayilnaanta jidhkaaga 

3:  sidoo kale faa'iidooyinka tufaaxa waxaa ka mida in uu tufaaxu  ka hortago calool istaaga ku yimaada qofka , kaas oo qofka ku sababi kara xanuuno badan oo kale .

4:Tufaaxu waxa uu ka hortagaa dhiigyarida ama waxa loo yaqaano (anemia) waxaaba la oran karaa hadii aad adeegsato tufaaxa waxaa si dhakhso ah usoo noqonaya dhiigaaga ,

5: Tufaaxu waxa uu kordhiyaa araga indhaha ,waxana uu aad ugu fiican yahay dadka uu ka tago qayabaha kala duwan ee aragu sida araga dhow iyo araga fog .

wayna fiican tahay in ay adeegsadaan dadku halkii ay ka adeegsan lahaayeen daawooyinka kale.

6: Sidoo akle tufaaxa waxaa ku jira macdano farabadan oo ay ka mid yihiin calcium copper iyo macdano kale oo jidhku u baahan yahay  

kuwaasi waa iidooyinka laga helo midhaha tufaaxa qof walba waa inuu u adeegsadaa si maalinle ah hadii uu helayo midhahan faaiidada badan.




Post a Comment

0 Comments