CUPKA ADUUNKA OO KA BILOWDEY WADANKA YAR EE QATAR IYO DHAQAALAHA UU KU BIXIYEY

 KOOBKA ADUUNKA EE FIFA ayaa ka  ka bilaabmaya wadanka carbeed ee qatar  taariikhda 20/11  ilaa 18/12/2022 waana markii ugu horeysey ee lagu qabtay wadan carbeed  dawlada qatar ayaa ku bixisey dhaqaaale xad dhaafa cupka adunka tan intii ay ku guda jirtay udiyaar garowga koobka aduunka ilaa 2010kii waxaana lagu qiyaasaa dhaqaalaha kaga baxay wadanka qadar 220,000,000,000b oo 220 bilyan oo doolarka maraykanka ah waxaana la dhisay  garoomo badan oo loo dhisay qaab casri ah  qaarkoodkana lagu qarash gareeyey lacago gaadhaya 500;000  oo udhiganta shan boqol oo  kun oo dolarka maraykanka ah waxaana dhisay ingineerada ugu sareeya bariga dhexe iyo kuwo ka socda caalamka intiisa kale  dawlada qatar ayaa la sheegay iany ku bixisey dedaal qayral caadi ah intuu ay udiyaar garooweysey  koobka aduunka ee fifa .


tartanka ayaa la ciyaari donaaa bilaha november iyo ilaa 20 december  ayadoo xulka kasoo baxa koobka aduunka la gudoonsiin doono koobka aduunka  qatar ayaa martigaliganysa 32 kooxoood 

koobka ayaa laqabtaa afartii sanoba halmar  qadar ayaa noqoatay wadan si weyn caaalamku indhaha ugu hayo waxaana laga sheekanayaa meelkasta dawladaha reer galbeedku dhaqqalaha qayral macquulka ee ay ku bixisey anba ku maal gelisey koobka aduunka ee 2022 ee ka dhacaaya dalkaasi qatar 


bilanhan nagu soo foodleh ee november iyo december .

ugu danbaytii dawlada qatar ayaa ka diyaar garowdey dhinaca amniga iyo xasiloonida waxaana ay diyaarisey ciidamo si khaasa utabababaran oo ilaalin doona xasiloonida iyo amniga waxaana  kamida askar ka timi wadama caalamka sida turkiga iyo wadamo kle.



Post a Comment

0 Comments