SEEXASHADA XILIGA HORE HABEENKII IYO FAA IDOOYINKA LAGA HELO


 sida ay isku raaceen dhamaan culimda sayniska iyo quraanka waxay ay cadeeyeen in seeexashada habeeenkii xilga hore ay qayb weyn ka qaadato caafimaadka qofka bani aadmaka ah  waxaaana la sheega in qofku ubaahanyahay hurdo ku filan  si uu uhelo caafimaad jidheed iyo maskaxeedba waxaana ugu yaraaan qofku seexan karaa 7 saaac ilaa 8saac oo habeeenkii ah  waxaaan xusid mudan in ay kala duwean yihiin   hurdada maalintii iyo hurdada habeenkii waxaaan jidhka ufiican hurdada habeenkii caaafimaad ahaan halka hurdada maalintiii ay nasadho tahay ilaaahay subxaanau watacaalaawaxa uu quraankiiisa kaga waramay in maalintii ay tahy waqti shaqo habeeenkiina ay tahay waqti libaas iyo nasasho .


maaadaama aynu kasoo hadalay hurdada habeenkii iyo faaidad kooban ee ay leedaay waxaa waajib inagu ah inaan  seexano xili hore habeenkii  si aan ujoogtaynu  xaaladeena caafimaad  jidh iyo maskax ahaanba waxaana lagu sheegay cilmi baadhiso badan oo laseemeyey in ay hurdada la seexdo xili hore ay kor uqaado firfircoonida qofka iyo ka hortagida lafa xanuunka waxa ayna kuu saaacidaysaa ka muslim ahaan inaad kacdo xili hore oo ah xiliga ugu barakada badan sida uu inoo cadeeyey nabigaana muxamed calayhi salaatu wasalaam .


waxaaan uu inoo sheegay in xiliga hore subaxdii ay taahay xiliga subixii  arsaaqada laqaybiyo  waxaana uu inooogu duceeyeye ilaahayoy umadayuda ubarakay umadayda  bukuurka subaxdii.


waxa intaaas dheer in la ogaadey in dadka seexada habeenkii xiliga danbe ay deris la yihiin  xanuunada ku dhaca wadnaha iyo lafa xanuunka  waxaaan ay had jeer la kulmaan dhibaaatooyinka u horseedi kara caafimaad daro joogta ah.waxaana kor ukaca dhiiga iyagoo dareema daal iyo xiiqdin jioogto ah 

sidoo kle waxa uu ka qayb qaataa hoos udhaca miisaanka qofka.

Post a Comment

0 Comments